Gacan Libaax Hotel Hargeisa , Waa Hotel Casriya oo lagaaga furay badhtamaha Suuqa magaalada Hargeysa,Hotelku waxa uu kuyaalaa Fooqii Caanka ahaa ee Xaaji Yuusuf Iimaan oo dhinaca bari kaga qabsan fooqa Aadan Baradho,Kana soo horjeeda Shirkada Daawooyinka ee Iimaan And Liibaan

Advertisements

Create a free website or blog at WordPress.com.

Up ↑

%d bloggers like this: